Xil ka qaadis lagu sameeyay Maxamed Cusmaan Qalaafow (Akhriso Digreeto)
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan Maxamed Cusmaan Qalaafow. Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle ayaa Gudoomiyaha cusub ee degmada Baladweyne u magacaabay Maxamed Axmed Ibraahin (Foodcadde) , waxaana xil ka qaadista Gudoomiye Qalaafow kusoo aadeysa xili Gudoomiye cusub dhawaan loo magacaabay gobolka Hiiraan. Xafiiska Shabakada … Continue reading Xil ka qaadis lagu sameeyay Maxamed Cusmaan Qalaafow (Akhriso Digreeto)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed